Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta hambalyo u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed iyagoo isu diyaarinaya bisha barakaysan ee Ramadaan.
Muqdisho – 23 June 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska maanta la gaaray ee ah in maamul goboleed cusub oo ku meelgaar ah laga dhiso koonfur galbeed Soomaaliya.
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska maanta la gaaray ee ah in maamul goboleed cusub oo ku meelgaar ah laga dhiso koonfur galbeed Soomaaliya.
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay dil saaka loogu geystay magaalada Muqdisho Yuusuf Keynaan oo ahaa wariye ka shaqeeya idaacada magaalada.
Muqdisho – 15 Juun 2014 – In kastoo ay nabadgelyadu wanaagsanaatay qeybo ka mid ah Soomaaliya taasoo imaatay kadib howl galkii milatari ee ka dhanka ahaa Al Shabaab sanadkan horaantiisii, hadana, xaalada bini’aadamnimo ee nugul dalkan dhexdiisa ayaa noqon karto mid deg deg ah hadii aan la
Muqdisho – 7da Juun 2014- Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, SRSG, Nikolas Kay ayaa soo dhoweeyay soo sii daysmada manta la siidaayay 11 la-heeste oo ka tirsanaa shaqaalihii markabkii MV Albedo, kuwaas oo la hastay ilaaiyo sannaddi 2010.
Muqdisho – Isagoo ka hadlaya xaflad loo qabtay dabbaaldegga sannadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay tan iyo markii la furay Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM), Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa b
Sameynta iyo waajibka
Muqdisho – 27 May 2014 – “Kufsiga iyo tacadiga jinsigu ma aha wax la aqbali karo Soomaaliya dhexdeeda’’ ayaa waxay aheyd fariin cad oo cod dheer kuhadleysay oo manta kasoo baxday aqoon isweydaarsi lagu qabtay magaalada Muqdisho.
"Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay waxay ku celinayaan cambaareynta xoogan oo ay u jeedinayaan weerarkii Alshabaab ku qaaday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya 24-kii May. Waxaan bogaadineynaa fal celinta ay sameeyeen xoogaga ammaanka Soomaaliya iyo AMISOM.