Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan dadaalada ay sameeyeen madaxda siyaasadda Soomaaliya si loo gaaro heshiis ku saabsan hirgelinta hanaanka doorashada ee 17kii Sebtember.
Muqdisho – Saaxiibada Beesha Caalamku* waxay soo dhoweynayaan kulanka dhexmaraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka oo hadda ka socda magaalada Dhuusomareeb.
Hargeisa – Waxda Haweenka QM iyo Ururuka Qareenada Haweenka Somaliland (SWLA) ayaa iska kaashanaya sidii ay haweenka fursad wanaagsan ugu heli lahaayeen nidaamka cadaaladdda iyo in sare loo qaado awoodda haweenka ee dhinaca sharciga.
Hargeysa- Xiriirka mudada dheer iyo taageerada dhinacyada kala duwan ka kooban ee u dhexeeya Qaramada Midoobay iyo Somaliland ayaa diiradda lagu saaray booqashadii ugu dambaysay ee ay mas’uuliyiintii sare ee ka socota hay'adda adduunka ku tageen caasimaddeeda Hargeysa.
Galab wanaagsan.
Waxaan rabaa in aan ku bilaabo in aan uga mahadceliyo madaxweyne Muse Cabdi iyo kooxdiisa soo dhaweynta diiran ee aan halkan kala kulanay maanta.
Baydhabo – Nolosha Faadumo Isaaq Maxamed iyo tobankeeda ciyaal waa halgan joogta ah.
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay si adag u cambaareynayaan weerarkii argagixiso ee lagu qaaday Hotel Afrik oo ay dad badani ku dhinteen ama ku dhaawacmeen.
Kismayo – Taageerada Qaramada Midoobay ee ay Jubaland siiso kuwaas oo ka kooban qeybo kala duwan oo ay ka mid yihiin caafimaadka iyo badqabka aas aasiga ah ilaa iyo kobcinta dhaqaalaha, awood siinta iyo ilaalinta dadka kuwooda ugu nugul ayaa ka mid ahaa mawduucyadii ay kala hadleen wafdig