Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay muujinayaan garab-istaagga ay garab-taaganyihiin dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ee dhamaan heer kasta oo looga hortegayo loogana diyaar-garoobayo caabuqan saf-mareenka ah ee haleelay dunida (COVID-19).