Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Mahad Cabdullaahi Waasuge wuxuu bilowgiiba ogaa in dadaal iyo heellanaani ay miro dhalaan.
Mogadishu – Intii lagu gudo jiray Maalinta Caalamiga ah ee Dabargoynta Xadgudubyada Jinsiga ee ka dhaca goobaha ay dagaalladu ka socdaan, ayuu ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya amaanay dadka kasoo kabanaya dhibaatooyinka la xiriira kufsiga, wuxuuna si
Muqdisho – Intii lagu gudo jiray Maalinta Caalamiga ah ee Dabargoynta Xadgudubyada Jinsiga ee ka dhaca goobaha ay dagaalladu ka socdaan, ayuu ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya amaanay dadka kasoo kabanaya dhibaatooyinka la xiriira kufsiga, wuxuuna si q
MUQDISHO - Ku-Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ahna Madaxa Iskuduwaha QM ee Deegaanka iyo Gargaarka Aadanaha ee Soomaaliya, Adam Abdelmoula, ayaa furay shir dhallinyaro oo looga hadlayo mustaqbalka ka qaybgalka siyaasadda dhallinyarada oo 16-17kii Juun lagu qab
Galab wanaagsan mudane madaxweyne iyo xubnaha saxaafada.
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye iyo kooxdaada, waxaan idinka mahadcelinayaa soo dhawaynta diirran ee naloo sameeyay maanta.
Galab wanaagsan, Mudane Madaxweyne, wakiillada warbaahinta.
Waad ku mahadsantahay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, adiga iyo kooxdaada, soo dhowaynta diirran ee aad noo sameyseen maanta.
New York –War saxaafadeed la soo saaray habeenimadii Jimcaha ayey 15ka xubnood ee golaha ku amaaneen hogaamiyaasha dalka sida ay mudnaanta kowaad u siiyeen "xasiloonida, amniga iyo horumarka iyo danaha dadka Soomaaliyeed".
New York – Xoghayaha-Guud wuxuu soo dhoweynayaa heshiiska madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ay ka gaareen hirgelinta Hanaanka doorashada ee 17kii Sebtembar, heshiiskaas oo ah natiijadii kasoo baxday shirkii uu garwa