Muqdisho – Mudane Ku Simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka, Mudane Railsal Wasaare, iyo dhammaan barootakoollada oo aan dhowrayo. Waxaan sidaa u leeyahay waxaan ogahay in waqtigu uu gaabanyahay.
Warar
Muqdisho – 30 July 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska maanta la gaaray in mabda’ ahaan maamul goboleed loogu sameeyo gobollada dhexe ee Soomaaliya. {}