Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay dhaarinta xubnaha baarlamaanka Maamulka Ku-Meelgaarka cusub ee Galmudug oo maanta ka dhacday magaalada Cadaado.
Muqdisho, 17 Juun 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta hambalyo u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed isagoo ugu hambalyeeyay bilasha bisha barakeysan ee Ramadaan.
WAR SAXAAFADEED
Muqdisho, 8 June 2015 – Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Dowladda Maraykanka iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska waxay soo dhoweynayaan horumarka ilaa iyo hadda laga gaaray geedi-soc
Muqdisho, 09 Juun 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa aad walaac uga muujiyay dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhacay Gobolka Galgudud.
Muqdisho - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, SRSG Nicholas Kay ayaa soo dhoweeyay furitaanka wejiga labaad ee maamul cusub oo kumeelgaar ah loogu sameynaayo gobollada dhexe ee Soomaaliya.
Muqdisho - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliaya Nikolas kay, ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday labo xildhibaan oo Soomaaliyeed iyo wadihii gaarigooda, wuxuuna ku soo celiyay sida ay Qramada Midoobay uga go’antahy sii wadidd
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliaya Nikolas kay, ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday labo xildhibaan oo Soomaaliyeed iyo wadihii gaarigooda, wuxuuna ku soo celiyay sida ay Qramada Midoobay uga go’antahy sii wadidd