Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarradii argagaxisada ahaa ee shaley ka dhacay magaalada Baydhabo oo laga cabsi qabo inay ku dhinteen ugu yaraan shan iyo toban (15) qof ayna dhaawaceen