Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay dhamaan dadka Soomaaliyeed u diraysaa salaan diiran oo ku aaddan munaasabadda Ciidda Soon-fur ee Ciidul-Fitriga, oo ku beegan dhamaadka bisha barakaysan ee Ramadaan iyo dabaal-degga nabadda iyo rajada.