Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay soo dhoweynayaan doorashooyinkii guusha kusoo idlaaday ee loogu tartamayey jagooyinka guddoonka Aqalka Sare ee 26kii Abriil 2022 iyo Golaha Shacabka ee 27-28 Abriil 2022.
Muqdisho – Iyadoo ay doorashooyinka Guddoomiyeyaasha iyo Guddoomiye Ku-xigeennada Baarlamaanka ay dhacayaan todobaadkan, ayaa saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay boorinayaan in geeddi-socodka lagusoo gababageeyo si nabdoon.
Muqdisho - Cabdulqaadir Maxamed Cabdullaahi waxa uu ku dhashay miyiga gobolka Mudug ee Puntland, Soomaaliya, sannadkii 1992-kii, waxa uu ka dhashay qoys xoolo-dhaqato ah.
Muqdisho – Sida wiilal badan oo adduunka nool oo kale, Aweys Xaaji Nuur markii uu yaraa, waxa uu ku riyoon jiray in uu noqdo ciyaaryahan kubbadda cagta xariif ku ah.
Hargeysa – Booqasho uu maanta ku tegay Hargeysa, mas'uul sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayuu ku ballan qaaday inay hay’adda adduunka gacan ka geysan doonto dadaallada dib loogu dhisayo suuqa Waaheen oo dha
Muqdisho – Saaxiibada caalamka* waxay soo dhaweynayaan dhaarinta maanta ee xubnaha dhowaan la doortay ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Doolow – “Anigu waxaan ahay 95-jir, weligayna ma arag abaar sidan oo kale ah. Xayawaanku way dhinteen, dadku hadda… waxaan si dhab ah ugu baahanahay taageero iyo dad na caawin kara.