Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa salaam iyo bogaadin kal iyo laab ah u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed iyagoo maanta u dabbaaldegaya Ciidda Soonfurka ama Ciidul Fitriga.