Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Bahda Qarammada Midoobay ee ka hawlgasha Soomaaliya ayaa soo dhoweysay tallaabooyinka ay dhowaan ku dhawaaqday Dowladda Federaalka Soomaaliya ee wax looga qabanayo musuqmaasuqa.
Mudane Madaxweyne,
Mudaneyaasha Guddoomiyeyaasha,
Mudaneyaasha Xubnaha/Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,
Muqdisho – Guulaha amni iyo kuwa siyaasadeed oo ay Soomaaliya gaartay sanadihii la soo dhaafay waxay halis ugu jiri karaan dib-u-noqosho haddii aysan tall
WAR-SAXAAFADEED 09/2020
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee ka hawlgasha Soomaaliya waxay dhamaan dadka Soomaaliyeed u direysaa hambalyo diiran oo ku aaddan munaasabadda Ciidda Soon-fur ee Ciidul-Fitriga.
Tan iyo markii uu soo shaac baxay, COVID-19 oo ah musiibo caalami ah wuxuu gaaray ku dhawood dhammaan waddamada caalamka. Waxa lagu tilmaamay mid kamid ah caqabadaha ugu wayn ee caalamka lasoo darsay muddo tobanaan sano ah, xanuunkan saf marka ah wuxuu carqaladeeyay dhammaan waddamada caalamka, d
Mogadishu – Masiibada caalamiga ah ee Coronavirus (COVID-19) ayaa saameyn aad u weyn ku yeelatay dhammaan qeybaha bulshada Soomaaliyeed, iyadoo taabatay cid casta.
Mogadishu – Xalay waxaa la ii sheegay in diyaarad nooca ganacsiga balse wadday xamuul loogu talagalay samafal bini’aadamnimo oo ay isticmaalaysay haay’ad caalami ah ay shil gashay waxaana ku dhintay lix qof oo diyaarad saarnaa mar ay ku sii degaysay Bardaale oo qiyaas ahaan 55 Ki