Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho - Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya* waxay soo dhaweynayaan hadal qoraaleedyadii ay soo saareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Wal Jamaaca (ASWJ) 12kii Disembar.
Jowhar – Wefdi ka socda jaalalka caalamiga ah ee Somalia ayaa booqday magaalada Jowhar, caasimadda maamul-goboleedka Hirshabelle, taasoo qayb ka ah wada tashi laga yeelanayo geeddi socodyo muhim u ah dalka 2020.
Jowhar – Wakiilada ka socday Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Gobaleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay waxaa farxad u ah inay maanta booqasho ku yimaadaan Dowlad Goboleedka HirShabelle, waana kulankii labaad ee kamid ah kulamo wadatashi ah oo taxane ah oo ka kala dahacaya Dowlad
Baidoa – Jeer uu sii dhamaanayo sanadka 2019-ku, waxaa Baydhaba oo hadda looga taliyo KG ku kulmay qaar ka mid jaalalka caalamiga ah ee saaxiibka la ah Somalia, taasoo qayb ka ah wadatashiyo dhowr ah oo lagu wajahayo saamileeyda siyaasadda iyo gobollad
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Xuquuqul Insaanka awgeed, ayaa ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu maanta ugu baaqay dhalinyarada dalka inay sii amba-qaadaan horumarka la gaaray ilaa iyo hadda ee lagu dhowrayo xuquuqul insaanka oo bulshadooda u ah asaas muhii
Baydhabo - Maaddaama sanadka 2019ka uu sii dhamaanayo, ayaa wakiilo ka socda Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Gobaleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay waxay maanta booqasho ku tageen Baydhabo, magaalo madaxda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, waana kulankii ugu horreeyay ee kul