Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Ka hor inta aanu dhamaystirin xilkiisa oo ah madaxa ugu sareeya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating ayaa xoogaa waqti ku bixiyay inuu dib u eego sannadihii u adeegayay iyo aragtida mustaqbalka uu ka qabo dalka ku yaalla Geeska Afrika
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabidda Nicholas Haysom ee ka soo jeeda Koonfur Afrika inuu noqdo Ergeygiisa Gaarka ah ee u qaabilsan Soomaaliya iyo madaxa Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
Muqdisho – Mas’uul sare oo ka tirsan hay’adda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ku boorriyay haya’adaha dalka in ay dardargeliyaan ansixinta heshiis lagu wado in uu ilaaliyo isla markaana horumariyo xuquuqda aadanaha ee dadka naafada ah.
Najax Aadan Faarax waa un 22 jir, waana qoraa laga daabacay afar buug.
Inta badan qalanjebiyayaasha ganacsiga waxaa ay doortaan xifad ku lug leh xisaabaadka, maaliyadda iyo suuq geynta, iyo kuwa kale oo dhowr ah. Cabdinaasir Muxumed Cabdi waa uu ka duwan yahay.
WAR SAXAAFADEED
XORRIYADDA HADALKA EE SOOMAALIYA: WELI LAMA HELIN
Axmed Diini Xasan waxaa uu aad uga warqabaa muhiimadda ay shaqada samafalka u leedahay nolosha dadka saboolka iyo kuwa nugul ee ka tirsan bulshada.
Muqdisho – “Munaasabadda Ciidu-adxada awgeed, waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan Soomaalida iyo qoysaskooda farxadda ciidda.
Mogadishu – Iyada oo ay beesha caalamka maanta xuseyso Maalinta Bani’aadamnimada Adduunka, ayaa mas’uul sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay walaac ka muujiyey khatarta ee ay la kulmaan shaqaalaha samafalka ee ka hawlgala Soomaaliya iyaga oo bartilmaameed u ah kooxaha hubeysan oo
Isagoo ku gudajira shaqadiisa ayaa Aweys Cabdullaahi Cabdiraxmaan waxa uu dhowr jeer ka gabbaday xabado lagu soo riday waxaa uuna si dirqi ah uu uga badbaaday geeri, iyada oo waayaraganimadiisa ku aaddan fidinta gargaarka bani’aadamnimo ee baahida weyn loo qabo ay u muuqatay sida qoraal laga soo