Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Isaga oo ka qeyb galaya Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee La dagaalanka Musuqmaasuqa, ayuu Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay
Muqdisho - Mudane Cabdulqaadir Maxamed Cabdullaahi wuxuu ku dhashay miyiga gobolka Mudug, Puntland, Soomaaliya, sanadkii 1992, isagoo leh aragiisa. Waa aabbaha hal canug waxa uu ka dhashay qoys xoolo-dhaqato ah.
Muqdisho – Munaasibadda Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba, ayuu Wakiilka Gaarka ah ee Xog-haya Guud ee QM u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya James Swan, waxa uu ku baaqayaa in si weyn loo aqoo
Muqdisho - Munaasibadda Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba, ayuu Wakiilka Gaarka ah ee Xog-haya Guud ee QM u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya James Swan, waxa uu ku baaqayaa in si weyn loo aqoonsado x
Muqdisho – Laba sano oo cusub oo ay ku baxeyso 6.2 milyuun oo dollar, oo barnaamij wadajir ah oo Haweenka, Nabadda iyo Ilaalinta ah (WPP) ayey Qaramada Midoobay iyo dowladda Soomaaliya Talaadadii ka daah-fureen magaalada Muqdisho.
Muqdisho - Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa dhawaan iskaashi la yeelatay mid ka mid ah hormuudka hay’adaha aan dowliga ahayn ee Soomaaliyeed si la-dagaalanka gudniinka gabdhaha looga dardargeliyo laba ka mid ah Maamul-gobolee
Muqdisho - Mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay, mas’uuliyiin heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, xubno ka socdey bulshada rayidka ah iyo hay’adaha deeqaha bixiya ayaa maanta isugu yimid si ay u xusaan munaasabadda daah-furka barnaamijka cus
Muqdisho – Mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay, mas’uuliyiin heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, xubno ka socdey bulshada rayidka ah iyo hay’adaha deeqaha bixiya ayaa maanta isugu yimid si ay u xusaan munaasabadda daah-furk
New York – Xoghayaha Guud ee QM ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii argagixiso ee galaaftay nolosha dad badan ee shalay lagula beegsaday kolonyada ka tirsan Qaramada Midoobay ka soo horjeedka Dugsiga Mucaasir ee magaalada Muqdisho, kaas oodhaliyey waxyeello bad