Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho - DF Somalia iyo saaxiibadeeda caalamiga ah ayaa bilaabay qorshe ay ku dalbanayaan 1 bilyan oo doollar si ay gargaar aadminimo u gaarsiiyaan seddax milyan oo qof, sanadkan.
Muqdisho – Sarkaal sare oo QM u qaabilsan Geeska Afrika ayaa maanta ka ambabaxay dalka Somalia, isagoo horumar u rajeeyay Somalia oo galeeysa sanad muhim ah marka la eego jihooyinka badan ee horumarineed.
Hargeisa – Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa tilmaamay sida ay hay’adda aduunka u aaminsan tahay dadaalada lagu dhisayo kalsoonida iyo wadahadallo dhexmara mas’uuliyiinta Hargeysa iyo Muqdisho in ay keeni doonaan faa’iidooyin d
Subax wanaagsan iyo Sannad Wacan oo Wanaagsan dhammaantiin
Waxaan uga mahad naqayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, kooxdiisa iyo shacabka Somaliland soo dhoweyntooda diiran.
Waa wakhtigii nasashada oo wada sheekeysiyo toos ah ayaa laga maqli karaa barxadda Dugsiga Cabdalla Deerow ee magaalada Baydhabo.
Xubnaha Golaha Amaanku waxay sida ugu kulul u cambaaraynayaan weerarkii argagixiso ee 28kii Disembar 2019 ka dhacay isgoyska Ex-control Afgoye ee Muqdisho, halkaas oo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen dad aan waxba galabsan.
Xog-hayaha Guud ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii argagixiso ee 28kii Disembar 2019 ka dhacay magaalada Muqdisho.
Muqdisho – Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya* waxay mar kale carrabka ku adkeynayaan muhiimadda ay leedahay in waqtiga loogu talo galay si hufan loogu diyaar garoobo doorashooyin heer federaal ah oo dhaca sanadka 2020/21.