Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York – Xoghayaha-Guud wuxuu soo dhoweynayaa heshiiska madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ay ka gaareen hirgelinta Hanaanka doorashada ee 17kii Sebtembar, heshiiskaas oo ah natiijadii kasoo baxday shirkii uu garwa
Muqdisho – Saaxiibada Beesha Caalamka * ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan shirweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya – Dowlada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka (DFS-DXDF) ee guusha ku soo idlaaday magaalada Muqdisho.
Mogadishu/New York–James Swan, Ergayga Gaarka ah ee QM ee Somalia ahna Madaxa Xafiiska UNSOM, ayaa sheegay inay muhim tahay in la gaarey heshiis ku saabsan in doorasho loo qabto sida ugu dhaqsiyaha badan.
New York – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta warbixin ka siin doona Golaha Ammaanka xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
Mudane Madaxweyne, Xubnaha Sharafta leh ee Golaha,
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay u arkaan shir-madaxeedka soo socda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya – Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah (DFS-DGXDF) ee ka dhacaya magaalada Muqdisho in uu yahay fursad muhiim ah oo ay waajib tahay in aan la
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay u arkaan shir-madaxeedka soo socda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya – Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah (DFS-DGXDF) ee ka dhacaya magaalada Muqdisho in uu yahay fursad muhiim ah oo ay waajib tahay in