Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Iyadoo ay Soomaalidu u diyaar garoobayaan soo dhaweynta Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Beesha Caalamigu* waxay muujinayaan rajo ah in mabaadi'da aasaasiga ah ee milicsiga, dulqaadka, Iscafinta iyo dib-u-h
Muqdisho – Iyadoo ay Soomaalidu u diyaar garoobayaan soo dhaweynta Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Beesha Caalamigu* waxay muujinayaan rajo ah in mabaadi'da aasaasiga ah ee milicsiga, dulqaadka, Iscafinta iyo dib-u-heshiisiintu ay u horseedi doonaan guul shir madaxeed oo ay yeeshaan hoggaami
Muqdisho – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weeraradii shalay lagu qaaday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin magaalooyinka Bariire iyo Awdhegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Muqdisho – Iyadoo u dabaaldegeysa Maalinta Caalamiga ah ee wacyigelinta iyo kaalmaynta miino saarista, ayaa Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay iftiimiyeen halkudhigga sanadkan ee ah ‘Samir, Iskaashi, Hore-u-socod’ laga yeesho ka-shaqaynta sidii loo ciribtiri lahaa khatar
Dhusamareb, Galmudug – Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay ahna iskuduwaha Qaramada Midoobay ee arrimaha bani'aadamnimada u qaabilsan Soomaaliya, Adam Abdelmoula, iyo Wakiilka Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Soomaaliya, Dr.
Dhusamareeb – Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shalay billaabay ololaha talaalka COVAX iyadoo tallaalkaasi ay qaateen Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka, Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Maxamed Nuur Gacal, iyo Wasiirka Caafimaadka, Dr.
New York -Xoghayaha-Guud wuxuu mar kale ku celinayaa walaaca xooggan ee uu ka qabo is-mari-waaga siyaasadeed ee sii jiitamaya ee la xiriira qabsoomidda doorashooyinka Soomaaliya, in kasta oo dhowr jeer ay wadatashiyo dhexmareen jilayaasha siyaasadda ee Soomaali