Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Garoowe - Magaalada Garoowe oo ku taalla waqooyiga Soomaaliya, waxa ay hoy u tahay ku-dhawaad nus milyan qof oo dad deggan ah.
Ku dhawaad 75,000 qof oo dadkaasi ka mid ah ayaa ah barakacayaal sababsadey isbeddelka cimilada iyo colaadda.
Muqdishu - Ka hor doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee Puntland ee dhacaya 25-ka Maajo, saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay shacabka Dowlad Goboleedka Puntland ee Xubinta ka ah Dowladda Federaalka ku bogaadinayaan sida ay uga go'antahay inay ka
Muqdisho - Ka hor doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee Puntland ee dhacaya 25-ka Maajo, saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay shacabka Dowlad Goboleedka Puntland ee Xubinta ka ah Dowladda Federaalka ku bogaadinayaan sida ay uga go'antahay inay ka
Muqdisho – Guulaha la gaaray iyo karaanka haweenka Soomaaliyeed ee waaxda badda ayaa maanta lagu xusay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Qaybta Badda.
Muqdisho – Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta qirtay hawsha muhiimka ah ee ay qabato warbaahinta dalka, waxayna xaqiijisay inay ka go’an tahay inay taageerto dadaallada lagu horumarinayo laguna ilaalinayo maqaamkeeda/masaaxadee
New York – Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Catriona Laing oo u dhalatay dalka Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska inay noqotolo Ergeygiisa Gaarka ah ee cusub ee u qaabilsan Soomaaliya isla markaana ah Madaxa Hawlgalka Kaa
Muqdisho – Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta qirtay hawsha muhiimka ah ee ay qabato warbaahinta dalka, waxayna xaqiijisay inay ka go’an tahay inay taageerto dadaallada lagu horumarinayo laguna ilaalinayo maqaamkeeda/
Muqdisho – Subaxnimo 2011-kii, Faadumo Ismaaciil Maxamed waxa ay dhiganaysey fasalkeeda 8-aad caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyada oo sugaysa inuu casharku u bilaabmo, markii ay si lama filaan ah saaxiibteed oo dhinaceeda fadhiday ay dhulka ku dhacd
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay salaan diiran iyo hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Fidriga awgeed.