Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York – Maalinta Qaramada Midoobay waxay bidhaaminaysaa tusaalooyinka sare ee waara ee uu xambaarsanyahay Axdigii la saxiixay maanta oo kale 74 sanadood ka-hor.
WARSAXAAFADEED 22/2019
Muqdisho – Wafdi heer sare ah ee ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo maanta booqasho ku tagay caasimadda Soomaaliya, ayaa soo dhoweeyay horumarka uu dalka ku yaalla Geeska Afrika ka gaaray dadaallada ka qaybgalka haweenka ee nabadda, amniga iyo horumarinta – iyagoo s
WAR-SAXAAFADEED 21/2019
Muqdisho – Iyadoo sanad guuradii labaad ay kasoo wareegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu baaba’ay ee 14kii Oktoobar 2017 ka dhacay Soomaaliya, ayaa ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka wuxuu maanta xusay dhibanayaashii weerarkaas wuxuuna mar kale xaqiijiyay garab-ista
WAR-SAXAAFADEED 20/2019
Muqdisho - Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho iyada oo ay ka soo qeyb galayaashu ay qiimeyn ku sameeyeen horumarka dalka uu ku gaaray xilli sidoo kale la xusay caqabadaha jira iyaga oo isku raacay tallaabooyinka hortabinta ee loo ba
Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka - WAR-MURTIYEED
Muqdisho - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo saxiibadeeda caalamka ayaa isugu yimi caasimadda dalka oo uu ka furmay Shirka Wada-tashiga Soomaaliya ee 2019 (SPF) – kaa oo fursad ay ku qiimeeyaan u ah dhammaan dadka sida gaarka ah ula socda horumarka da
Muqdisho – Koox ka tirsan saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka* ayaa soo dhoweyay wada-hadalada guusha kusoo idlaaday ee ku saabsanaa deyn cafinta iyo maamulka maaliyadda ee dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir, wadahada