Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Saaxiibada Caalamka* waxay soo dhaweynayaan imaatinka kaqeybgalayaasha shir madaxeedka Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Hogaamiyaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka, kaas oo lagu qaban doono
Muqdisho – Saaxiibada Caalamka* waxay soo dhaweynayaan imaatinka kaqeybgalayaasha shir madaxeedka Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Hogaamiyaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka, kaas oo lagu qaban doono aagga la ilaaliyo ee Gegida Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Muqd
Mogadishu – Soomaaliya waxa ay ku biirtay liiska sii kordhaya ee wadamada helay tallaalka COVID-19, kaas oo ay bixiso xarunta COVAX, loogana golleeyahay in lagu xaqiijiyo in dhammaan wadamada ay si cadaallad ah oo siman fursad ugu helaan xalkan looga adkaanayo cudurka safmarka ah
Imaanshaha iyo Hirgelinta Tallaalka Covid-19
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weerarkii maanta ee lix madfac ay kusoo dheceen gudaha xeyndaabka Gegida Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee m
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weerarkii maanta ee lix madfac ay kusoo dheceen gudaha xeyndaabka Gegida Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Awgeed, Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ku bogaadinayaan haweenka Soomaaliyeed kaalintooda mugga leh ee ku aaddan nabadda iyo horumarka dalka, waxayna ku baa
Muqdisho - Jaceylka ay Hinda Daahir Jaamac ay u qabto saxaafadda waxa uu billowday xilli hore, taas oo ay u soo martay xaalado dhib iyo kadeed leh.