Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Kismaayo – Shaqada macalinka wanaagsan waa in uu dhiirigeliyaa ardayda oo uu ka caawiyaa in ay horumar ka gaaraan waxbarashada iyadoo hadafka ugu dambeeyna uu yahay in ey noqdaan xubno wax soo saar leh oo bulshada ka mida.
Gaalkacayo – Ilaa dhowaantan, Gaalkacyo waxay caan ku ahayd colaado iyo barakac.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay garwaaqsadeen in shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee socday 3-9 Janaayo lagu gaaray is-afgarad la isku raacay ee ku saabsan wax ka bedelka iyo dib u habaynta habraaca iyo dedejinta waqtiga doorashada Golaha Shacabka.
Baidoa - Gudaha Soomaaliya, way kala duwanaan karaan waddooyinka loo maro noqoshada shaqsi u dhaqdhaqaaqa dhallinyarada. Jamiila Xaaji Maxamed, waxay bilaawday shaqadaan iyadoo cilmiga ka baraneysa Jaamacadda Muqdisho bartamihii 2010-neeyadii.
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamku* waxay iyagoo aad uga walaacsan si dhow ula socdaan xaaladda taagan iyo waxyaabaha ku soo kordhay siyaasadda.
Muqdisho – Codsi kaga yimid Dowladda Soomaaliya awgiis, ayay Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay xirtay xarunteeda halwgallada rakaabka (ee loo yaqaano MOVCON) ee garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde, laga billaabo 24ka Diseembar 2021.