Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Qaramada Midoobay ayaa loogu baahanyahay si ka badan sidii hore waqtigan oo ay jiraan dhibaatooyin badan. Saboolnimo, cudur, argagixiso, takoorid iyo isbedelka cimilada ayaa keenay dhimashada iyo dhaawaca dad badan.
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarki lagu qaaday ciidamada Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya (AMISOM) ee ku sugan gobolka Hiiraan wuxuuna Ergeygu ku baaqay xasilooni iyada
Mogadishu – Hawlgalka Qarammada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa sharci-dejiyeyaasha Soomaaliyeed u qabtay seminaarkii wacyigelineed ee ugu horreeyay ee noociisa ah kaasoo kor loogu qaadayay fahamka ay ka qabaan Mucaahadada Qarammada Midoobay ee Xeerarka Badaha (UNCLOS) ee Soo
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarkii Bambaano ee xalay kadhacay banaanka maqaayad caan ah oo ku taal Muqdisho taasoo sababtay dhimashada iyo dhaawaca dad badan.
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarki loo adeegsaday qarax gaari oo xalay ka dhacay Muqdisho kaas oo keenay dhimashada iyo dhaawaca dad fara badan.
Marka aad ka howlgeleysid Muqdisho, wey fududahay in aad ku fekertid in aduunku u baahanyahay in uu wax ka barto (ka faa’iideysto) Soomaaliya.