Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Galab wanaagsan mudane madaxweyne iyo xubnaha saxaafada.
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye iyo kooxdaada, waxaan idinka mahadcelinayaa soo dhawaynta diirran ee naloo sameeyay maanta.
Galab wanaagsan, Mudane Madaxweyne, wakiillada warbaahinta.
Waad ku mahadsantahay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, adiga iyo kooxdaada, soo dhowaynta diirran ee aad noo sameyseen maanta.
New York –War saxaafadeed la soo saaray habeenimadii Jimcaha ayey 15ka xubnood ee golaha ku amaaneen hogaamiyaasha dalka sida ay mudnaanta kowaad u siiyeen "xasiloonida, amniga iyo horumarka iyo danaha dadka Soomaaliyeed".
New York – Xoghayaha-Guud wuxuu soo dhoweynayaa heshiiska madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ay ka gaareen hirgelinta Hanaanka doorashada ee 17kii Sebtembar, heshiiskaas oo ah natiijadii kasoo baxday shirkii uu garwa
Muqdisho – Saaxiibada Beesha Caalamka * ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan shirweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya – Dowlada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka (DFS-DXDF) ee guusha ku soo idlaaday magaalada Muqdisho.
Mogadishu/New York–James Swan, Ergayga Gaarka ah ee QM ee Somalia ahna Madaxa Xafiiska UNSOM, ayaa sheegay inay muhim tahay in la gaarey heshiis ku saabsan in doorasho loo qabto sida ugu dhaqsiyaha badan.