Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York – Xoghayaha Guud wuxuu soo dhaweynayaa magacaabista Mudane John Dramani Mahama oo u dhashay Dalka Ghana ah inuu noqdo Wakiilka Sare ee Midowga Afrika ee Soomaaliya wuxuuna muujiyay taageerada buuxda ee
Mogadishu – Sidee ayey saxafiyiinta Soomaaliyeed gacan uga geysan karaan la dagaalka COVID-19? Tallaabooyin noocee ah ayey qaadi karaa si ay shaqsiyaadka iyo bulshada u badbaadiyaan?
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, wuxuu mar kale xaqiijiyay muhiimadda uu leeyahay dabaaldeggan sannadl
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, wuxuu mar kale xaqiijiyay muhiimadda uu leeyahay dabaaldeggan sannadlaha ah, maadaama uu fursad u yahay horum
Muqdisho – Saaxiibada caalamka* waxay si adag u cambaareynayaan rabshadihii ka dhacay Muqdisho 25kii Abriil.
New York – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si wayn uga walaacsan iska-horimaadyada hubeysan ee dhawaanahan ka dhacayay magaalada Muqdisho.
New York – Xoghayaha-Guud wuxuu aad uga walaacsanyahay iska hor imaadyadii hubeysnaa ee dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho.
New York – Xubnaha Golaha Ammaanka waxay walaac xooggan ka muujiyeen sii socoshada is-mari-waaga siyaasadeed iyo khilaafka u dhexeeya madaxda siyaasadda ee Soomaaliya ee ku aaddan hanaanka doorashooyinka.