Muqdisho – Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika, Uruka Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD, Dowladda Ingriiska, iyo dowladda Maraykanka ayaa si wada jir ah u soo dhoweeyay dadaalka ay wadaan Odayaasha iyo Ganacsatada Gobolaada Dhexe ee Soomaaliya si ay nabadi ugu xaliyaan sha
Warar
Ergeyga QM Nicholas Kay oo soo dhoweeyay Soomaaliya oo ku biirtay Heshiiska QM ee Xuquuqda Carruurta
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay in Soomaaliya ay xubin ka noqotay Heshiiska QM ee Xuquuqda Carruurta (CRC) taasoo ka dhacday xaflad uu hogaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo lagu
20 Jan 2015