Toos U Daawo: Golaha Ammaanka ee QM ayaa maanta ka shiraya arrimaha Soomaliya
New York — Golaha Ammaanka ee QM ayaa maanta yeelanaya kulan ay uga hadlayaan xaaladda Soomaaliya. Wakiilka Gaar ah ee Xoghaya Guud QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa kulanka Golaha Ammaanka warbixin ka siin doona xaaladaha waqti xaadirkan ka jira Soomaaliya.
Shirka wuxu billaabanaya 5 galabnimo (waqtiga Muqdisho), waxaana si toos ah looga baahin doonaa mareegtan http://webtv.un.org.