Wakiilka Qaramadda Middoobay oo cambaareeyay dilka loo geeystay xildhibaan Soomaaliyeed

23 Apr 2014

Wakiilka Qaramadda Middoobay oo cambaareeyay dilka loo geeystay xildhibaan Soomaaliyeed

Muqdisho – 21 Abriil 2014 – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRSG), Nikolaas Kay ayaa cambaareeyey dilka loo geeystay Isaaq Maxamed Riino oo ahaa xubin ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed. Dilka mudanaha kadib ayeey Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ku baaqday in si buuxda loo baaro arrinta, dambiilayaashane la hor keeno cadaaladda.