Ergaygga Qaramaada Midoobay oo ku baaqay in dulqaad iyo Xasilooni laga muujiyo arrimaha Gobolka Sool

16 Apr 2014

Ergaygga Qaramaada Midoobay oo ku baaqay in dulqaad iyo Xasilooni laga muujiyo arrimaha Gobolka Sool

Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaaliland iyo kuwo ka socda Puntland, oo ku murunsan Gobolka Waqooyi ee Sool, gaar ahaan magaaladda Taleex.