MUQDISHO - Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika, Uruka Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD, Dowladda Ingriiska, iyo dowladda Maraykanka ayaa si wada jir ah u soo dhoweeyay dadaalka ay wadaan Odayaasha iyo Ganacsatada Gobolaada Dhexe ee Soomaaliya si ay nabadi ugu xaliyaan sh