Warbixinta wakiilka QM u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay u jeediye Golaha Ammaanka

25 May 2014

Warbixinta wakiilka QM u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay u jeediye Golaha Ammaanka

Mudane Madaxweyne,
Xubnaha Golaha Ammaanka,
Waxaan ka mahad-celinayaa fursadan aan warbixinta ku siinayo Golaha Ammaanka iyo taageerada joogtada ah ee midaysan ee aad siinaysaan Soomaaliya. Ergadda (xafiiska) Qaramada Midoobay u Qaabilsan Kaalmaynta Somalian (UNSOM), waxaa u dhamaaneysa sanadkii koowaad, taas oo ku beegan 3da bisha Juun.