Xoojinta kala-guurka Soomaaliya: Ahmiyadaha Qaranka iyo ka-qaybgalka arrimaha caalamiga ah

13 May 2017

Xoojinta kala-guurka Soomaaliya: Ahmiyadaha Qaranka iyo ka-qaybgalka arrimaha caalamiga ah

Kuwa khudbadaha jeediyey waxa ay ka hadleen sida ugu wanaagsan ee ay Beesha caalamka iyo kuwa gobolka uga taageeri karaan dowladda Soomaaliya fulinta qorsheyaasheeda, kuwaas oo ay ku jiraan natiijooyinkii ka soo baxay shirkii London ee Soomaaliya.

Dul ka eegis

Sookabashada Soomaaliya waa mid socota kaddib qabashadii geeddi socodka doorashadii ugu dheerayd dalkaasi muddo dhowr 10-sanaale ah iyo awooddii lagu wareejiyey Maxamed Cabbdullaahi  ‘Farmaajo’.

Waxaa dareenka loo duwey dhanka muhiimadaha dowladda cusub, kuwaasoo ay ka mid yihiin: hagaajinta amaanka waqtiga fog iyadoo dib loo qaabaynayo hindisaha amaanka qaranka; xoojinta xukunka iyo dib u habaynta siyaasadda; ka jawaabista baahiya aadminnimo iyo dhismaha hannaan u adkaysan kara abaaraha; dhismaha dhaqaale wax ka tari kara hab-nololeedka umadda, shaqooyinka iyo soo saarka dakhli guud oo maxalli ah.

Joogtaynta inay Somalia u dhaqaaqdo dhanka nabadda iyo baraaruhu waxay u baahnaan doontaa jaalnimada beesha caalamka oo sii socota iyo deeqo agaasiman isla markaana si intii hore ka badan la isugu duwey. Waxaa ay dadkii hadlay ay soo qaadeen sida beesha caalamka iyo dalalka gobolku ay u taageeri karaan DF Somalia si ay u hir-geliso qorshayaasheeda, oo ay ku jiraan natiijooyinka kasoo baxa Shirka Somalia ee London.

See more at: https://www.chathamhouse.org/file/sustaining-somalia-s-transition-nation...