BAYAANAADKA SAXAAFADDA
-
09 Apr 2024 - Muqdisho — Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay salaan diirran u diraysaa dhammaan dadka soomaaliyeed ee u dabbaal degaya dhammaadka bisha barakeysan ee Ramadaan.
-
04 Apr 2024 - Muqdisho – Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta Miinada iyo Kaalmaynta Wax ka qabadka Miinada, Qaramada Midoobay waxay dib u xaqiijinaysaa taageerada ay Soomaaliya ka siinayso ilaalinta nolosha dadka rayidka ah khataraha qarxyada iyo dhismaha nabadda iyada oo loo marayo horumarinta awoodda qaran ee looga hortagayo khatarta qaraxyada.
-
31 Mar 2024 - Muqdisho – Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya* waxay bogaadinayaan dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Federaalka ah ee lagu xaqiijinayo u hogaansanaanta Soomaaliya ee waajibaadka caalamiga ah iyo kuwa heer gobol ee khuseeya xuquuqul insaanka, oo ay ku jiraan xuquuqda carruurta. Waxaan rajeyneynaa iskaashi [sii socda] mustaqbalka oo aan la yeelano Soomaaliya oo iyadu xoojineysa dowrka ay ku leedahay fagaarayaasha caalamiga ah.
-
27 Jan 2024 - New York - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Simbabwe in uu noqdo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). Mr. Zenenga waxa uu baddelayaa Anita Kiki Gbeho oo dhalashadeedu aheyd dalka Ghana, taas oo Xoghayaha Guud ee QM uu ugu mahadcelinayo shaqada daacadnimada ahayd ee ay ka qabatay Soomaaliya.
-
18 Jan 2024 - Muqdisho – Diyaarad xamuul ah oo Qaramada Midoobay qandaraas kula jirta ayaa maanta iyadoo degaysa ku soo dhacday garoonka diyaaradaha ee Ceel-Barde ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Diyaaradda ayaa sahay bini’aadantinimo u daabuleynaysay Hay’ada Cunada Aduunka WFP markay ka baxday dhabaha ay diyaaraduhu ku ordaan. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in hal qof uu ku dhintay laba kalena ay ku dhaawacmeen.
-
12 Jan 2024 - Muqbisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar hoobiye ah oo Khamiistii lagu dilay xubin ka tirsan Ilaalada Qaramada Midoobay.
-
11 Jan 2024 - Moqdisho – Qaramada Midoobay waxay xaqiijinaysaa inuu jiro shil diyaaradeed oo ay ku lug lahayd diyaarad Helicopter ah oo ay Qaramada Midoobay qandaraas kula jirto oo ka dhacay Galmudug, Soomaaliya. Diyaaradda helicopter-ka ayaa wadday duullimaad samata bixin caafimaad. Qaramada Midoobay waxay ku guda jirtaa ururinta dhammaan macluumaadka khuseeya. Waxaana socda dadaallo jawaab celin ah. Xog dheeraad ah ayaa dadka lala wadaagi doonaa marka la helo.
-
09 Jan 2024 - Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan gabagabada doorashada madaxtinimada Puntland ee 8da Janaayo 2024. Waxaan ku bogaadinaynaa shacabka Dowlad Goboleedka Federaalka Puntland sida nabadda ah ee ay hanaanka u qabteen.
-
10 Dec 2023 - Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta xuquuqul insaanka iyo sanadguurada 75-aad ee Baaqa Caalamiga ee Xuquuqul Insaanka , Qaramada Midoobay ayaa maanta dib u xaqiijiisay taageerada hagar la'aanta ah ee ay siiso Soomaaliya si loo xaqiijiyo ku Bayaanka .
-
09 Dec 2023 - Muqdisho – Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee la Dagaalanka Musuq-maasuqa, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya maanta ku baaqday in dadaal dheeri ah lagu bixiyo ka hortagga iyo la dagaallanka musuq maasuqa, waxaana ay muujisay doorka gaarka ah ee haweenka iyo dhalinyarada ay tahay inay ka qaataan.