BAYAANAADKA SAXAAFADDA
-
17 Jun 2023 - Sida loo jeediyey Aad baad ugu mahadsan tahay Mudane Madaxwayne soo dhoweynta aadka u diiran ee aad adiga iyo maamulkaaga iigu sameyseen halkan oo ah Kismaayo, Jubaland. Farxad wayn ayey ii tahay inaan dib ugu soo laabto Kismaayo. Waxaan halkan u joogey howlgalkii hore ahaa ee Qaramada Midoobey bartamihii 1990-meeyadii, halkaas oo aan booqasho aad u wanaagsan ku tegey dekedda iyo meelo la mid ah. Markaa, runtii waa wax cajiib ah in aan soo noqdo.
-
10 Jun 2023 - Sida loo jeediyey Mahadsanid, Mudane Madaxweyne. Aan ku billaabo mahadnaq ballaaran oo aan ka celinayo soo dhowayntii aadka u diiranayd ee aan maanta idinkala kulmay adiga iyo wasiirradaada. Waa maalintii shanaad oo keliya inta aan Soomaaliya joogo, balse tani waa markii labaad ee aan Soomaaliya imaado. Runtii waxaan halkan joogey 1993-kii intii lagu jirey howlgalkii asalka ahaa ee Qaramada Midoobey. Markaa, farxad wayn bay ii tahay inaan soo noqdo.
-
08 Jun 2023 - Sidii loo jeediyay Mudane Madaxweyne, aad baad ugu mahadsan tahay sida aadka u diiran ee aad maanta noo soo dhoweyseen aniga iyo kooxdayda, waxaan kaloo aad ugu mahad celinayaa golahaaga wasiiradaada.
-
07 Jun 2023 - New York – Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa markale xaqiijiyey ixtiraamkooda ay u hayaan siyaadada, wadajirka dhuleed, madaxbannaanida siyaasadeed iyo midnimada Soomaaliya.
-
03 Jun 2023 - Sidii loo jeediyey Mudane Madaxweyne, wasiirrada, mas’uuliyiinta sare ee dawladda, shaqo-wadaagta ka socota Qaramada Midoobay – maanta maxay maalin weyn tahay!
-
29 May 2023 - New York – Xoghayaha Guud waxa uu si kulul u dhaleeceynayaa weerarkii dhawaantan ee ka dhanka ahaa Hawlgalka KMG Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ee lagu qaada fariisin ay ku shaqaynayeen nabad-ilaaliyeyaasha ka soo jeeda Yugaandha, oo ku yaalla magaalada Buulo Mareer, gobolka Shabeellaha Hoose, Soomaaliya.
-
22 May 2023 - Muqdisho - Ka hor doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee Puntland ee dhacaya 25-ka Maajo, saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay shacabka Dowlad Goboleedka Puntland ee Xubinta ka ah Dowladda Federaalka ku bogaadinayaan sida ay uga go'antahay inay ka mirodhaliyaan himmiladooda iyo ballanqaadyadooda dimoqraadiyadeed.
-
03 May 2023 - Muqdisho – Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta qirtay hawsha muhiimka ah ee ay qabato warbaahinta dalka, waxayna xaqiijisay inay ka go’an tahay inay taageerto dadaallada lagu horumarinayo laguna ilaalinayo maqaamkeeda/masaaxadeeda bulsho.
-
20 Apr 2023 - Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay salaan diiran iyo hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Fidriga awgeed.
-
04 Apr 2023 - Muqdisho – Iyadoo u dabaaldegeysa Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta iyo Kaalmaynta Wax-ka-qabashada Miinooyinka, ayaa Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay mar kale adkeynayaan ka-go’naanshohooda taageerada dadaallada Soomaaliya looga cirib-tiraayo khataraha haraadiga walxaha qarxa.