BAYAANAADKA SAXAAFADDA
-
03 Feb 2014 - Mudane Ra’iisal Wasaare,Waxaan si naxdin iyo murugo leh u maqlay geerida ku timid Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo geeriyooday 31 Janaayo 2014.Sida sharafta leh ee uu ugu heelanaa caddaaladda iyo maamul wanaagga ayaa hamigelisay Soomaali badan.
-
31 Jan 2014 - Muqdisho – Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta dareen kamuujiyay xiisadda isa soo taraysa ee ka jirta magaaladda Baydhabo, kuna saabsan shir looga hadlaayo dhismaha Dowladda Goboleed ku salaysan nidaamka Federaaliga ah.
-
21 Jan 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay ansaxinta Golaha Wasiirada uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, oo uu maanta cod aqlabiyad ah ku ansaxiyay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
-
20 Jan 2014 - Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta soo dhoweeyay Dhismaha Golaha Fulinta Maamulka ku Meelgaarka ah ee Juba.
-
08 Jan 2014 - Garoowe – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Puntland ee la doortay, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo ay maanta doorteen xubnaha Baarlamaanka Puntland.
-
21 Dec 2013 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa Ra’iisal Wasaaraha cusub, Cabdiweli Sheekh Axmed, ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay maanta ka dib markii Baarlamaanka Federaalka dalka uu cod aqlabiyad buuxda ku ansaxiyay.