BAYAANAADKA SAXAAFADDA
-
05 Apr 2022 - Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxaa dhiirigelin u ah in tiro ka badan 91 boqolkiiba kuraasta Golaha Shacabka hadda la doortay. Waxaan aaminsannahay in tani ay ka dhigan tahay dardar aan la joojin karin si loo dhamaystiro kuraasta harsan si dhakhso leh.
-
04 Apr 2022 - Muqdisho – Iyadoo maanta loo asteeyay maalinta caalamiga ah ee ka wacyi gelinta iyo kaalmaynta miinooyinka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta soo bandhigtay saamaynta ay musiibadani ku yeelatay Soomaalida, waxayna mar kale cadaysay inay taageerto sidii Soomaaliya looga xorayn lahaa khataraha walxaha qarxa.
-
02 Apr 2022 - Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa hambalyo diiran u diraysa dhammaan shacabka Soomaaliyeed bilowga curashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
-
02 Apr 2022 - (Sida loogu diyaariyey in loo baahiyo, Muqdisho, 2 Abriil 2022) Subax wanaagsan dhammaantiin waadna ku mahadsan tihiin ka soo qaybgalka shirkan jaraa’id.
-
Golaha Ammaanka oo war saxaafadeed ka soo saaray weerarradii u dambeeyay ee argagixiso ee Soomaaliya24 Mar 2022 - New York – War saxaafadeedka soo socda ee Golaha Ammaanka waxaa soo saartay Madaxweynaha Golaha, Lana Zaki Nusseibeh, (Imaaraadka Carabta): Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si kulul u cambaareeyay weerarradii argagixiso ee ka dhacay agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyo Beledweyne, Hirshabeelle 23-kii Maarso 2022. Weerarradaas oo ay mas’uuliyadooda sheegatay kooxda Al-shabaab ayaa sababay dhimashada tobannaan qof iyo dhaawac dad intaa kasii badan.
-
23 Mar 2022 - New York – Xoghayaha Guud wuxuu si kulul u cambaareynayaaweerarradii khasaaraha badan dhaliyay ee maanta lagu qaaday xarumo ku yaalla gudaha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska dhibbanayaasha, wuxuuna u rajeynayaa kuwa ku dhaawacmay caafimaad degdeg ah. Wuxuu ku baaqayaa in dambiilayaasha weerarka geystay cadaaladda la horkeeno.
-
18 Mar 2022 - Muqdisho – Saaxiibada caalamiga* ah waxa ay la socdaan in doorashada in ka badan boqolkiiba 80 ee kuraasta Golaha Shacabka lagu dhameystiray waqtigii ay u qabteen Golaha Wadatashiga Qaran ee 15-ka Maarso.
-
08 Mar 2022 - Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ugu hambalyaynaysaa haweenka Soomaaliyeed dadaalkooda hagar la’aanta ah iyo gacansiintooda baaxadda leh ee horumarinta nabadda, xasilloonida siyaasadeed iyo horumarka dalka.
-
18 Feb 2022 - Muqdisho – Saaxiibada caalamku* waxa ay ka war hayaan in doorashada kuraasta Golaha Shacabka ay qiyaastii kala bar qabsoontay.
-
11 Jan 2022 - Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay garwaaqsadeen in shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee socday 3-9 Janaayo lagu gaaray is-afgarad la isku raacay ee ku saabsan wax ka bedelka iyo dib u habaynta habraaca iyo dedejinta waqtiga doorashada Golaha Shacabka.