WAR-SAXAAFADEED 09/2018
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa maamuusay dhibanayaasha iyo kuwa ka badbaaday xadgudubka jinsiga ee ka dhaca dalka, [qorshahan] ayaa qayb ka ah dabaaldegga caalamiga ah ee Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubka Jinsiga ee Xiliyada Colaadaha.
19 Jun 2016 - PRESS STATEMENT 15/2016
The United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) today commemorates the International Day for the Elimination of Sexual Violence in Conflict. Sexual violence is a widespread and ugly reality facing millions of women and their families, including in Somalia.
24 Mar 2016 -
WAR-SAXAAFADEED 09/2016
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa si kulul u cambaareeyay tirada badan ee caruurta ah ee kamid ahaa dagaalyahannada al-Shabaab, kuwaa oo ay soo qabteen xoogagga amniga ee Puntland intii uu socday dagaalki dhowaan ka dhacay qaybtaas ka tirsan Soomaaliya.
25 Feb 2016 -
WARSAXAAFADEED 07/2016
Kulanki sadexaad ee Madasha Iskaashiga Heerka Sare ee Heerka Wasiir (HLPF) ayaa shalay lagusoo gabagabeeyay Istanbul iyadoo wufuudi ka qaygelaysay ay ballan-qaad adag sameeyeen si loo xaqiijiyo in geedi-socodka doroasho ee Soomaaliya uu u dhoco sidi loo qorsheeyay bisha Agosto 2016.
23 Feb 2016 - Istanbul – WAR-SAXAAFADEED 06/2016
Shir heerkiisu sarreeyo oo looga hadlayay arrimaha haweenka, nabadda iyo amniga, lana qabtay maalinti uu furmayay Kulanki sadexaad ee Madasha Iskaashiga Heerka Sare ee Heerka Wasiir (HLPF) ayaa si cad loogaga dhawaaqay xuquuqda haweenka Soomaaliyeed ay u leeyihiin inay noqdaan hogaan ka noqdaan ajendaha siyaasadeed, amni iyo dal dhisid ee dalka.
29 Jan 2016 - WAR-SAXAAFADEED 03/2016
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku ammaanay sida ay uga qaybgashay hanaanka Dibueegidda Caalamiga ah ee Xilliyaysan, ee la qabtay intii uu socday kalfadhiga 24aad ee Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay 22kii iyo 26kii Janaayo 2016.