Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Mudane Ra’iisal Wasaare,Waxaan si naxdin iyo murugo leh u maqlay geerida ku timid Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo geeriyooday 31 Janaayo 2014.
Muqdisho - Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta dareen kamuujiyay xiisadda isa soo taraysa ee ka jirta magaaladda Baydhabo, kuna saabsan shir looga hadlaayo dhismaha Dowladda Goboleed ku salaysan nidaamka Federa
Muqdisho - Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta soo dhoweeyay Dhismaha Golaha Fulinta Maamulka ku Meelgaarka ah ee Juba.
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa mar kale ku baaqay doorasho dhacda waqtigii loogu talagalay iyo geeddi-socod siyaasadeed ee lagama maarmaan ay tahay in lagu gaaro baarlamaan cusub oo ay Puntland
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa Ra’iisal Wasaaraha cusub, Cabdiweli Sheekh Axmed, ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay maanta ka dib markii Baarlamaanka Federaalka dalka uu cod aqlabiyad buuxda ku ans