Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska maanta la gaaray ee ah in maamul goboleed cusub oo ku meelgaar ah laga dhiso koonfur galbeed Soomaaliya.
Sameynta iyo waajibka
Muqdisho - Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammadda Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa la dabaaldagaya maatna dadwaynaha soomaaliyeed, ku was oo u dabaaldagaya maalinta caalamka ee Haweenka Addunka.
Mudane Ra’iisal Wasaare,Waxaan si naxdin iyo murugo leh u maqlay geerida ku timid Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo geeriyooday 31 Janaayo 2014.
Muqdisho - Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta dareen kamuujiyay xiisadda isa soo taraysa ee ka jirta magaaladda Baydhabo, kuna saabsan shir looga hadlaayo dhismaha Dowladda Goboleed ku salaysan nidaamka Federa
Muqdisho - Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta soo dhoweeyay Dhismaha Golaha Fulinta Maamulka ku Meelgaarka ah ee Juba.
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa mar kale ku baaqay doorasho dhacda waqtigii loogu talagalay iyo geeddi-socod siyaasadeed ee lagama maarmaan ay tahay in lagu gaaro baarlamaan cusub oo ay Puntland
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa Ra’iisal Wasaaraha cusub, Cabdiweli Sheekh Axmed, ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay maanta ka dib markii Baarlamaanka Federaalka dalka uu cod aqlabiyad buuxda ku ans