Mogadishu — Haweenka waxay si sii kordheysa kaalin muuqata uga yeelanayaan nabad iyo amni ku soo dabaalidda Soomaaliya, ayay hadalkoodii ku soo gabagabeeyeen ka-qaybgalayaasha shir ay QM taageertay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo loogu magacdaray Maalinta Dooda Fur