Garoowe – Iyada oo weli ku guda jirta la-tacaamulkii joogtada ahaa ee ay la lahayd Dowlad-goboleedyada Xubnaha Ka ah Federaalka, ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaalia Catriona Laing, waxaa ay maanta booqatey Puntland, halkaas oo ay kula ku