Ergayga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo dhaweeyay qabashada magaaladda Baraawe

7 Oct 2014

Ergayga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo dhaweeyay qabashada magaaladda Baraawe

Muqdisho – Ergayga Gaaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG) Nikolas Kay ayaa soo dhoweeyay qabashada maanta la qabtay magaaladda dekadda leh ee Baraaawe, lagana qabtay Al-shabab. Waxaana magaaladda qabtay Ciidamadda Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika (AMISOM) oo is bahaysanaya.