Ku-xigeenka Eregayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo dhowaysay Shirka dib-uheshiisiinta Kismayo

17 Sep 2014

Ku-xigeenka Eregayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo dhowaysay Shirka dib-uheshiisiinta Kismayo

Muqdisho – Ku-xigeenka Ergayga-Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (DSRSG), Fatiha Serour, ayaa soo dhowaysay Shirka dib-uheshiisiinta ee ka bilowday Kismayo, maadaama uu shirka yahay talaabo loo qaaday dhinaca wanaagan laguna adkaynayo nabadda gobolka, sidoo-kalena lagu horumarinayo habka qaran dhiska Soomaaliya. []