Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo cambaareeye weerarada argagixiso ee kadhacay Soomaaliya

10 Sep 2014

Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo cambaareeye weerarada argagixiso ee kadhacay Soomaaliya

Muqdisho – 9 September 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, (SRSG) Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarada argagixiso ee shalay ka dhacay dhowr goobood oo ku yaalla Soomaaliya weeraradaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan oo rayid ah. []