Ergayga Qaramada Midoobay oo booqday Somaliland, wuxuuna ballan qaaday taageerada Qaramada Midoobay ee nabadda iyo horumarka

18 Aug 2014

Ergayga Qaramada Midoobay oo booqday Somaliland, wuxuuna ballan qaaday taageerada Qaramada Midoobay ee nabadda iyo horumarka

Hargeisa – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaliya (SRSG) Nicholas Kay ayaa saakay gaaray Hargeysa, caasimadda Somaliland, wuxuna ballan qaaday in la kordhinayo taageerada Qaramada Midoobay. [WAR SAXAAFADEED]