UNSOM oo Puntland ku dabaal degtay sannad guuradeedii koowaad, ballan qaadayna taageero joogto ah

18 Aug 2014

UNSOM oo Puntland ku dabaal degtay sannad guuradeedii koowaad, ballan qaadayna taageero joogto ah

Garowe – 17 Agosto 2014 – Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (SRSG) Nicholas Kay ayaa maanta ballan qaaday in taageerada Qaramada Midoobay ee Puntland ay ahaan doonto mid joogto ah mar uu ka hadlayay munaasabad loogu dabaal degayay sannad guuradii 1-aad ee UNSOM oo ka dhacday magaalada caasimadda ah ee Garoowe. [WAR SAXAAFADEED]