Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo cambaareeyey dilkii Shaqaalaha UNODC

7 Apr 2014

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo cambaareeyey dilkii Shaqaalaha UNODC

Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa cambaareeyey dilka manta loogu geeystay laba qof oo la taliye ahaan ugu shaqeenayey xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha la xiriira maandooriyeyaasha iyo dunuubta kaleba (UNODC).