Ergeyga QM ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay siidaysmada la-hastaytayaashii

8 Jun 2014

Ergeyga QM ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay siidaysmada la-hastaytayaashii

Muqdisho – 7da Juun 2014- Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, SRSG, Nikolas Kay ayaa soo dhoweeyay soo sii daysmada manta la siidaayay 11 la-heeste oo ka tirsanaa shaqaalihii markabkii MV Albedo, kuwaas oo la hastay ilaaiyo sannaddi 2010. Sidoo kalena, wax uu Ergayga ku baaqay in la soo daayo dhammaan la-hastayaasha harsan, kuwaas oo ay haystaan burcad badeed Soomaaliyeed.