Ergeyga QM oo walaac ka muujiyay rabshadaha Somaliland, uguna baaqay dhinacyada in ay is xakameeyaan

17 Nov 2014

Ergeyga QM oo walaac ka muujiyay rabshadaha Somaliland, uguna baaqay dhinacyada in ay is xakameeyaan

Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa walaac ka muujiyay rabshadii dhacday 15ka November xilligii laysku diyaarinayey doorashada baarlamaanka ee Soomaaliland. Waxaa jiray warbixinno sheegaya inay dhici karto in la xiray qaar kamid ah xubnaha baarlamaanka iyo in rabshaddu ay ka dhasheen khasaarooyin dhowr ah. [WARSAXAAFADEED]