Ilaalinta rayidka ku sugan Soomaalia 2006-2017 Xog-kooban

10 Dec 2017

Ilaalinta rayidka ku sugan Soomaalia 2006-2017 Xog-kooban

Kani waa isku daygii ugu horreeyay ee UNSOM ku soo bandhigto tirad dadka waxyeelladu soo gaartay ayna ku qiimeyso khasaaraha colaadda ka soo gaaray rayidka, muddadii u dhexeysay 1 Janaayo 2016 and 14 Oktoober 2017. Muddadaas dhexdeeda waxaa duqeymaha cirka iyo dhulku sababeen waxyeello ballaaran, kuwaasoo burbur gaarsiiyay kaabayaasha dadweynha iyo kuwa gaarka ah, sidoo kalana waxaa ay galaafteen xoolo iyagoo xannibay iskudayda lagu doonayay in looga jawaabo gargaarka ay rayudku ubaahnaayeen.

Isku darka dhimashada iyo dhaawaca 4,585 rayid ah ayaa la diiwaan galiyay, faahfaahin dheeraad ah ka aqri warbixinta kooban ee ku jirta linkiga hoose: