Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Xubnaha Golaha Amaanku waxay sida ugu kulul u cambaaraynayaan weerarkii argagixiso ee 28kii Disembar 2019 ka dhacay isgoyska Ex-control Afgoye ee Muqdisho, halkaas oo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen dad aan waxba galabsan.
Xog-hayaha Guud ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii argagixiso ee 28kii Disembar 2019 ka dhacay magaalada Muqdisho.
Muqdisho – Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya* waxay mar kale carrabka ku adkeynayaan muhiimadda ay leedahay in waqtiga loogu talo galay si hufan loogu diyaar garoobo doorashooyin heer federaal ah oo dhaca sanadka 2020/21.
Aways Axmed Sardheeye waa xubin fir fircoon oo ka tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxa uu had iyo goorba u taagan yahay inuu noqdo codka dhallinyarada Puntland.
Garowe – Wakiilo kala matalayay Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Gobaleedka IGAD, iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta booqasho ku tegay Puntland, waana kulankii afaraad ee kamid ah kulamo wadatashi ah oo taxane ah oo ka kala dahacayay Dowlad Goboleedy
Garowe – Iyaga oo soo gunaanadayey wadatashiyada ay guud ahaan Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federalka Soomaaliya kula yeelanayeen ayey manta wafdigii wakiilka ka ahaa qaar ka mid ah wadamada beesha caalamka ee Soomaaliya bahwadaagga la ah booqdeen
Kismayo – Booqashadii 3 - aad ee kulamo wada tashi ah oo lala yeelanayo maamullada Federaalka ah ee Somalia, ayay wefdi metelaya dalalka jaalka la ah Somalia, waxay manta booqdeen caasimadda KMG ah ee Jubbaland ee Kismaayo, taasoo lagu soo qaaday sida loo fulin karo howlaha qaran